Ciidamada amaanka oo qabtay nin dil argagax leh u geestay Haweeney Ganacsato ah

Ciidamada booliiska ee ka howlgala magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa gacanta kusoo dhigay nin dil argagax leh u geestay Haweeney kamid aheyd ganacsatada Jaadka ku iibiya Baladweyne. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in ninka dilka geestay iyo Haweeneyda la dilay oo magaceeda lagu sheegay Xaliimo Ilyaas uu soo kala dhax galay muran markii dambe sababay … Continue reading Ciidamada amaanka oo qabtay nin dil argagax leh u geestay Haweeney Ganacsato ah